
Qaramada Midoobay oo Hoos u Dhigaysa taageeradda Soomaaliya
NEW YORK – Qaramada Midoobay ayaa jimcihii shaacisay in ay hoos u dhigi doonto yoolalka caawinta bani’aadamnimo ee Yemen iyo Soomaaliya, kadib hoos u dhac weyn oo ka yimid deeqaha maaliyadeed ee ka imanaya dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay. Hay’adda …