Wasiirka Dhallinyarada Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Finland + Sawirro
HELSINKI (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Xil. Maxamed Bare Maxamuud oo safar shaqo ku jooga magaalada Helsinki ee dalka Finland ayaa kulan la qaatay Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga dalka Finland Sandra Bergqvist. Labada …